Siciid Deni oo si kulul uga hadlay Weerarkii Boosaaso fariin adagna diray (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso ayaa si kulul uga hadlay weerarkii Al Shabaab habeen hore kusoo qaadeen xabsiga magaalada Boosaaso. Saciid Deni ayaa sheegay in ciidamada Puntland ku jiraan heegan buuxa una diyaarsan yihiin iska difaacida kooxo uu ku tilmaamay argagaxiso ,waxa uuna xusay in ciidamada Puntland jawaab … Continue reading Siciid Deni oo si kulul uga hadlay Weerarkii Boosaaso fariin adagna diray (Daawo Sawirro)